Wararkii Feyruska korona iyo caalamka intiisa kela

Jarmalka oo tirada dadka laga helaayo feyruska korona ay sii kordheyso.  Dalka Jarmalka waxa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay laga helay feyruska...

1 676 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2 xaaladood oo dhimasho...

Talaada 14.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 1 676 qof oo hor leh dalkaan...

Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin oo sheegtay in ay dib u celinayso lacagtii gunnada...

Sabti 05.06.2021. Ra’iisul wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba dib u celinayso lacagtii hore loo siin jiray ee loogu...

Finland waxaa laga helay maanta 469 xaaladood oo feyruska korona ah

Sabti 30.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 469 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 29.1, saacadda 13.20) Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 789 400 (+ 7000) Tirada laga helay feyruska 44 402 (+ 363)   Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         72...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 143 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 10.05 saacadda 13.10. Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 644 100 (+ 28 000) Tirada laga helay feyruska 88 866 (+ 534) ·      ...

Finland waxaa laga helay 300 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 8...

Isniin 14.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 300 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 345 qof oo hor leh iyo 28...

Isniin 02.08.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 345 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 363 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 7 xaaladood...

Jimce 29.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 363 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay 360 qof oo cusub oo qaba feyruska korona

Axad 13.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 366 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...