OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU...

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU BARANAYO! Ma doonaysaa in aad hesho kaarka ama baasaboorka nadaafadda (Hygieniapassi)?...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Khamiis 04.02, saacadda 14.00)   Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 891 900 (+ 11 800) Tirada laga helay feyruska 46 493 (+ 444)   Tirada daryeelka isbitaalllada...

Finland waxaa laga helay maanta 385 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 4 dhimasho...

Talaada 16.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 385 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN. KU CIIDA CAAFIMAAD, NABAD IYO BARWAAQO............  

Finland waxaa laga helay maanta 56 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Isniin 31.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 56 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (590 qof oo feyruska korona qaba...

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 24.02, saacadda 12.50) Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 238 800 (+ 14 100) Tirada laga helay feyruska 55 122 (+ 590)   Tirada...

Codbixinta hordhaca ah ee doorashada madaxweynaha Finland oo soo dhammaatay -dalka oo madaxweyne cusub...

Waxaa soo gebagebowday codbixinta hordhaca ah ee wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Finland kaddib markii wareegga koowaad lagu kala bixi waayay. Wareegga labaad ayaa...

Finland waxaa laga helay 490 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo 8...

 Arbaca 09.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 490 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada guud...

50 qof oo magaalada Espoo deggan ayaa la faray in ay is gooni-soocaan, sababo...

50 qof oo deggan magaalada Espoo ayaa loo diray fariimo tilmaan hagiseed oo faraya in ay iyagu si iskood ah isu gooni-soocaan, kadib markii...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 15.02, saacadda 14.00)   Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 063 000 (+ 24 200) Tirada laga helay feyruska 50 662 (+ 1090) ·      ...