OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU BARANAYO!

OGEYSIIS MUHIIM AH: WAXAA LAGUU HAGAYAA KOORASKA KAARKA NADAAFADDA (HYGIENIAPASSI) OO AF SOOMAALI LAGU BARANAYO!

Ma doonaysaa in aad hesho kaarka ama baasaboorka nadaafadda (Hygieniapassi)? Ma doonaysaa in aad kooraska barashada kaarka nadaafadda (hygieniapassi) ku qaadato afkaada hooyo ee Soomaaliga ah? Ma doonaysaa in aad kooraska kaddib imtixaanka ku gasho afkaada hooyo (Soomaali)? Haddii ay jawaabto ”HAA” tahay, la xiriir OMAR ABDI OLOW, tel: 045-226-7225 ama 044-979-4865.

KOORASKA KOOWAAD WAXAA LA BIXINAYAA 29.9.2021 EE KA GAAR INTA AANU KAA BUUXSAMIN!

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Ffinland (Suomen somalialaisten liitto)

https://somaliliitto.fi/