Home Barnaamijyo YHTEISKUNTA/Bulshada)

YHTEISKUNTA/Bulshada)

Finland’s Special Envoy for Peace Mediation to the Horn of Africa Suldaan Said Ahmed...

Special Envoy of Finland for Peace Mediation to the Horn of Africa Suldaan Said Ahmed had discussions with officials ranging heads of states, ministers...

Shabakadda nabadda ee dhallinyarada Bariga Afrika oo Finland lagu aasaasay iyo dhallinyaro badan iyo...

MADAL HEER SARE LOO SOO AGAASIMAY oo ka dhacday Mu’asasada faca weyn ee Diakonissalaitos xarunteeda Helsinki laguna aasaasayay Shababadda Nabadda ee Dhallinyarada Geeska Afrika...

Qoraaga da’da yar, Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil  wuxuu ku dhashay kuna barbaaray qurbaha wuxuuna buugaag...

Cabdijibbaar Nuux Ismaaciil wuxuu sannadkii 1998 ku dhashay magaalada Kouvula, Finland, wuxuuna barbaarin-horaadka, waxbarashada aasaasiga ah iyo kuwa ka sarreeyaba ku qaatay dalka, luqadda...

Agabkii ugu horreeyay oo afka Soomaaliga loogu baranayo hab dijitaal ah oo Jaamcadda Helsinki...

Madal aad loo soo agaasimay oo ka dhacday Kuliyadda waxbarashada mcallimiinta ee jaamacadda Helsinki ayaa lagu soo bandhigay agab qaab dijitaal ah loogu baranayo...

Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta oo safaro...

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasiirka iyo ergayga gaarka ah ee dowladda Finland u...

Siyaasi, xildhibaan Ahmad Noor Hassan oo markale u sharraxan doorashada Iskaashada HOK-ELANTO iyo codbixinta...

Ahmad Noor Hassan oo horay uga tirsanaa wakiillada iskaashatada Hok-Elanto ee dalka Finland ayaa markale u sharraxan doorashada iskaashatada ee billaabatay 10 4-2024. Doorashada Iskaashatada...

Siyaasiyiin, hoggaamiye diimeedyo iyo madax ka tirsan bulshada Rayidka ah oo booqasho garab-istaag ah...

Madax ka kala socotay dowladda, arrimaha bulshada, diimaha iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Finland ayaa Jimcadii ku beegnayd 5.4.2024 booqasho ku tegay Masjidka As-Salam...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dhacdadii murugga lahayd ee ka dhacday dugsi...

Booliska ayaa maanta ka warbixiyay baaritaanka weli socda ee lagu hayo toogashadii shalay ka dhacday dugsiga hoose-dhexe ee Viertola, magaalada Vantaa, halkaas oo uu...

Safiiradda Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhida Finland Nesreen Alshebel oo Afur heer sare...

Munaasabad afur ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay Safaaradda Saudi-Arabia ee Finland ku qabatay xarunteeda ayaa waxaa ka qaybgalay...

Finland oo sannadkii todobaad oo xiriir ah noqotay dalka dunida ugu farxadda badan

Ka gadaal markii shaaca laga qaaday warbixinta sannadla ah ee lagu cabbiro farxadda dunida islamarkaasna lagu shaaciyo dalka ay dadkiisu ugu farxadda badan yihiin...