Finland oo xirtay goobo laga soo tallaabo oo ku yaalla xadka Bari ee ay...

Finland oo laga billaabo maanta oo ah 18.11.2023 xirtay goobo laga soo tallaabo oo ku yaalla xadka Bari ee ay la wadaagto dalka Ruushka...

Gaadiidka Metrooga oo muddo labo bilood ah aan ka shaqayn doonin qaybo ka tirsan...

War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Helsinki ayaa lagu sheegay in Metrooga isku xira Kontula iyo Melleunmäki uu shaqada joojinayo sannadka...

Ururka FinnSom oo kaashanaya safaaradda Finland ee Soomaaliya oo muqdisho ku qabtay madasha 3aad...

Helsinki-Mogadishu-Waxaa markii saddexaad Soomaaliya lagu qabtay madasha Sannadlaha ah ee FinnSom oo ah madal kulmisa Soomaalida Finland ee qaybta ka ah hawlaha kala duwan...

Maxaad kala socotaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta oo sannad kasta la xuso...

Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta ayaa ka dhalatay dhaqdhaqaaq sannadkii 1990 ka billowday qaaradda Yurub. Dhadhaqaaqan ayaa diiradda lagu saaray sidii loogu soo...

Xukuumadda Finland oo isbeddello waaweyn ku samaynaysa islamarkaana adkaynaysa nidaamka dalka lagu soo galo,...

Kaddib markii ay Finland ka hanaqaadday xukuumad wadaag ah oo ay siyaasaddeedu dhanka midigta u janjeerto, ayaa waxaa soo baxay ififaalo muujinaysa in xukuumaddu...

Festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS LOVES PEOPLE oo suuqa Puhos ee Bariga Helsinki ka...

Ururka MEH Ry iyo ururo kale oo ay shaqo wadaag yihiin ayaa sannadkan si hagar la’aan ah u qabanqaabiyay festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS...

Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...

Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...

Dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeeday hadallada cunsuriyadda ah ee Wasiirka maaliyadda...

Dad ka badan 5000 (shan kun) oo qofood ayaa maanta dibadbax ka dhan ah siyaasadda gurracan ee cunsuriyadda lagu laray ee xisbiga xukuumadda Finland...

Ciyaaraha Somali Cup ee uu sannad kasta soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry oo Helsinki...

Maanta oo ku beegan 15.7.2023 ayaa waxaa magaalada Helsinki ka billowday ciyaaraha Somali Cup oo sanadkan xiiso gaar ah. Hoggaanka, aqoonyahannada, dhallinyarada, bahda isboortiga, siyaasiyiinta...

Bayaanka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ee ku aaddan qoraalladdii aflagaadada iyo kicinta ahaa ee...

Kaddib markii ay warbaahinta Finland iyo tan caalamkuba baahiyeen qoraallo cunsuriyad, isir-nacayb, aflagaaddo iyo colaad abuur xambaarsan oo ay kal hore qortay Wasiirka Maaliyadda...