Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...

Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...

Dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeeday hadallada cunsuriyadda ah ee Wasiirka maaliyadda...

Dad ka badan 5000 (shan kun) oo qofood ayaa maanta dibadbax ka dhan ah siyaasadda gurracan ee cunsuriyadda lagu laray ee xisbiga xukuumadda Finland...

Ciyaaraha Somali Cup ee uu sannad kasta soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry oo Helsinki...

Maanta oo ku beegan 15.7.2023 ayaa waxaa magaalada Helsinki ka billowday ciyaaraha Somali Cup oo sanadkan xiiso gaar ah. Hoggaanka, aqoonyahannada, dhallinyarada, bahda isboortiga, siyaasiyiinta...

Bayaanka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ee ku aaddan qoraalladdii aflagaadada iyo kicinta ahaa ee...

Kaddib markii ay warbaahinta Finland iyo tan caalamkuba baahiyeen qoraallo cunsuriyad, isir-nacayb, aflagaaddo iyo colaad abuur xambaarsan oo ay kal hore qortay Wasiirka Maaliyadda...

WARBIXIN: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo caasimadda Helsinki ku xustay Maalinta 1:da Luulyo ee...

Munaasabad aad u ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay ururka Meh ry ayna taabbagelinteeda qayb ka qaateen ururo iyo dad magac iyo qaddarrin ku dhex...

Khabiir Suldaan Said Ahmed oo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kala hadlay Xaaladda Laas Caanood,...

Suldaan Said oo ah khabiir ka tirsan xafiiska nabadda iyo dhexdhexaadinta ee wasaaradda Arrimaha dibadda ee Finland, horayna u soo noqday ergayga gaarka ah...

Ciidmada calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Ruushka ee Wagner oo gadooday iyo madaxweyne Putin oo dagaal...

Hoggaamiyaha ciidmada calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Wagner Jevgeni Prigožin ayaa ku dhowaaqay dagaal ka dhan Hoggaanka Ciidmada Ruushka wuxuuna weeraray saldhigyo ciidan oo muhiim u...

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Finland Mari Rantanen – Waxaan dhan kasta ka adkaynaynaa...

Mari Rantanen, wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Finland oo dhowaan si rasmi ah shaqada u billaabaysa ayaa maanta ku dhowaaqday qorshaha xukuumadda Finland...

Venäjän propagandakoneisto syöttää Afrikassa harhaanjohtavia tietoja – Kiina toimii välikätenä

Näyttää siltä, että maailmanjärjestyksen ja -herruuden asetelmat ovat muuttumassa. Ehkä piankin syntyy uudenlainen maailmanjärjestelmä ja suurvaltapolitiikka, sillä Venäjän mahti on ollut vaakalaudalla siitä lähtien,...

Mudane Suldaan Said Ahmed oo ah khabiir ka tirsan xarunta nabadda ee wasaaradda arrimaha...

Mudane Suldaan Said Ahmed oo horay u soo noqday Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Finland, haatanna...