Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta...
Kulan qayb ka ah dadaallada diblumaasiyadeed ee uu MP Suldaan Said Ahmed ku doonayo in uu ugu kala dab-qaado dhinacyada ku lugta leh mashaqada...
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin oo sheegtay in ay dib u celinayso lacagtii gunnada...
Sabti 05.06.2021. Ra’iisul wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba dib u celinayso lacagtii hore loo siin jiray ee loogu...
Finland oo sannadkii todobaad oo xiriir ah noqotay dalka dunida ugu farxadda badan
Ka gadaal markii shaaca laga qaaday warbixinta sannadla ah ee lagu cabbiro farxadda dunida islamarkaasna lagu shaaciyo dalka ay dadkiisu ugu farxadda badan yihiin...
Ruushka oo la filayo in uu carqaladeeyo habsami-socodka ku biirista Finland ay Nato ku...
Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo marti ku ahayd warka dheeraadka ah ee telefishinka MTV Uutisextra ayaa ka hadashay suuragalnimada in Ruushku ku dhaqaaqo...
Annual Somali Book & Culture Fair held in Espoo town
Somali Book and Culture Fair, which is annual event held in Finland, has this week been showcased 11 books authored by Abdiaziz Xildhibaan, a...
Ruushka oo sheegay in ay tallaabo ku habboon qaadayaan haddii ay Finland ku biirto...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov oo Arbacadii la soo dhaafay (18.1.2023) xarunta wasaaradda kula hadlay warfidiyeenno ka kala socday Ruushka iyo dibadda ayaa...
SOMALIAN PARLAMENTTIIN HALUTAAN TODELLISIA KANSAN EDUSTAJIA KLAANIEN EDUSTAJIEN SIJAAN
Somaliassa nuoret ovat taas liikkeellä ja äänessä. Mieltä on osoitettu rauhan, väkivallattomuuden ja rauhanomaisten ja reilujen vaalien puolesta.
Tausta
Somalian poliittinen tilanne on ollut lähellä sekasortoa...
Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo sheegtay, in ay taageersantahay in deyr (derbi) laga...
Ra'iisal wasaare Marin ayaa kulan wadahadal oo ku saabsanaa xaaladda hadda taagan ee siyaasadda dibadda iyo ammaanka oo ka dhacay baarlamaanka Finland ka sheegtay,...
Mashruuc ay dawladdu waddo oo wax looga beddelaayo nidaamkii qoys isukeenidda
Wasaaradda arrimaha guduha ayaa dawladda u gudbisay talo soojeedin ah in wax laga beddelo xeerka ajaanibta. Ujeedada soo jeedintan ayaa ah in si buuxda...
Uussuomalaisten vaikuttajien kesäleiri on järjestetty ensimmäistä kertaa Suomessa
Uussuomalainen, Vantaalainen ja kansanedustaja Hussein al-Taee (sd) kutsui koolle ensimmäisen uussuomalaisten vaikuttajien kesäleirin Espoon Luukkiin 4.7.2021. Leirin tarkoitus oli keskustella yhteisestä Suomesta ja mikä...










