Xukuumadda Finland oo markale xirtay xuduudda dhulka ee Finland u ruushka u dhexeysa iyo...

Ka gadaal markii ay Golaha xukuumadda Finland yeesheen kulan 11.1.2024, ayeey soo saareen go’aan rasmi ah oo ay xuduudda dhulka ee Finland iyo Ruushku...

Xaaladda boosteejada tagaasida ee bartamaha Helsinki (Asema-aukio) oo weli qasan iyo duqa maagaalada Helsinki...

Duqa magaalada Helsinki Juhana Vartiainen oo ka duulaya xaaladda cakiran ee fowdada u muuqata ee ka taagan maxaddada tagaasida kaabiga ku heysa boosteejada tareennada...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Dr. Cabdullaahi Nuur Maxamed laguna...

Xaflad aad loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen martisharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan ayaa...

Al-Ihsan Umra Group oo sannadkan idiin diyaarisay adeeg hufan iyo hawl fudud oo lagu...

Waxaa dalka Finland ka ambabaxday 22.12.2023 jameeco Cumrada soo gudanaysa oo ay hoggaaminayaan Culimada magaca ku leh Muslimiinta Finland oo kala ah Sh Cabdulqaadir...

Putinin Venäjä myöntää auliisti viisumeja nuorille afrikkalaisille

Venäjä kiusaa Ukrainaa tukevia Euroopan maita ehdoin tahdoin keinoja kaihtamatta. Uusin kiusaamisen muoto on viisumien myöntäminen afrikkalaisille nuorille käytännössä ilman ehtoja. Työttömät, epätoivoiset ja ymmärrettävästi...

Xukuumadda Finland oo markale si ku meelgaar ah u xirtay xuduudda Bari ee ay...

War rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Finland 14.12.2023 ayaa lagu shaaciyay go'aan ay xukuumaddu ku gaartay in markale xuduudda bari ee Ruushka...

Lacagta lagu ganaaxo dadka tikid la’aan ku safra gaadiidka hoos yimaada HSL oo la...

Wasaaradda gaadiidka iyo isgaarsiinta Finland ayaa sheegtay in laga billaabo 1.1.2024 ay lacagta lagu ganaaxo dadka lagu qabto iyagoo tikid la’aan ku safraya gaadiidkooda...

Xaaladda xuduudda ee Finland iyo Ruushka oo sii cakirantay iyo Ruushka oo ku goodiyay...

Kaddib markii ay Finland xirtay 18:kii bishan Nofembar afarta goobood ee xuduudda lagaga soo tallaabo ee dhaca galbeedka shishe ee xuduudda Bari, ayeey Ruushku...

Xukuumadda Finland oo diyaarinaysa fadhi dheeraad oo ku saabsan xaaladda xuduudda Bari iyo sidii...

Wargeyska Iltalehti ayaa qoray in uu helay xog sheegeysa in maanta ay xukuumadda Finland diyaarinayso fadhi dheeraad ah oo ay kaga arrinsanayso xaaladda cakiran...

Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...

Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...