Ogeysiis: Fadlan badbaadi dadkaada oo saxiix Codsi-wadareedkan

Kaddib markii ay muddo dheer soo noqnoqtay halista shilalka ee waddada isku xirta Suuqa Puhos iyo Dukaamada Itis ayaa waxaa lama huraan noqotay in...

Xaaladda guud ee Korona ee Finland oo kooban Waxaa la helay 355 qof...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 30.06, saacadda 13.30 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 5 421 300 (+ 70 100) Tirada laga helay feyruska 95 742 (+ 1...

Ka faa’iidayso waqtigaaga inta aad nooshahay

Waxaan akhyaarta sharafta leh xusuusinaynaa in laga faa'iidaysto waqtiga inta la nool yahay, oo qofku uu ajar iyo xasanaad shaqaysto. Waxyaabaha sunnada ah ee ajarka...

Ogeysiis ku wajahan dadka u safraya dalalka Etiopia iyo Kenya

Dadka u safraya dalalka Etiopa iyo Kenya waxaa lagu wargelinayaa in hadda wixii ka dambeeya ay dalalkaas joojiyeen viisaha laga qaadan jiray gegida dayuuradaha...

50 qof oo magaalada Espoo deggan ayaa la faray in ay is gooni-soocaan, sababo...

50 qof oo deggan magaalada Espoo ayaa loo diray fariimo tilmaan hagiseed oo faraya in ay iyagu si iskood ah isu gooni-soocaan, kadib markii...

Farriinta Madaxda magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa ee ku aaddan Munaasabadda Ciidul-Fitriga

Warqado ku aaddan munaasabadda Ciidul-Fitriga ay madaxda magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa soo saareen ayeey kula hadleen Jimciyadaha Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalooyinkan...

Xaaladdii ugu dambaysay feyruska korona ee dalka Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in feyruska korona laga helay 105 qof afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay, halka 3 qofna...

Dalka Finland oo maanta laga xusay maalinta aabayaasha ee sannadkiiba mar la xuso

Maalinta aabayaashu waa maalin ciideed lagu sharfo laguna xusuusto aabayaasha. Dalka Finland, dalalka Woqooyiga Yurub marka laga reebo dalka Deenmaarki iyo dalka Istooniya waxaa maalinta...

Booliska oo sheegay in Afar qofood oo meyd ah laga helay guri ku yaal...

Qaybta booliska ee gobolka Galbeedka Uusimaa (Länsi-Uusimaa) ee Finland ayaa shaaciyay, in shalay oo Isniin ah kuna beegan 19.12.2022 ay guri ku yaal deegaanka...

Putinin Venäjä myöntää auliisti viisumeja nuorille afrikkalaisille

Venäjä kiusaa Ukrainaa tukevia Euroopan maita ehdoin tahdoin keinoja kaihtamatta. Uusin kiusaamisen muoto on viisumien myöntäminen afrikkalaisille nuorille käytännössä ilman ehtoja. Työttömät, epätoivoiset ja ymmärrettävästi...