Xaaladda guud ee Korona ee Finland oo kooban Waxaa la helay 355 qof iyo hal xaalad oo dhimasho ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 30.06, saacadda 13.30

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 5 421 300 (+ 70 100)
Tirada laga helay feyruska 95 742 (+ 1 146)

·       Khamiis 24.6. waxaa laga helay 123qof

·       Jimco 25.6. waxaa laga helay 145 qof

·       Sabti 26.6 waxaa laga helay 125 qof

·       Axad 27.6 waxaa laga helay 95 qof

·       Isniin 28.6 waxaa laga helay 84 qof

·       Talaada 29.6 waxaa laga helay 219 qof

·       Arbaco 30.6 waxaa laga helay 355 qof

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 28 (+4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 3 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah 7 (+2)
Tirada dhimashada  973 (+1)
Feyruska nooca cusub (09.06) Tirada guud                                        9 280

Nooca Alfa ee Ingiriiska.                  7 522

Nooca Beeta ee Koonfur Afrika.     1 415

Nooca Delta ee Hindiga.                      338

Nooca Gamma ee Baraaziil.                     5

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 3,2 milyan (30.06).

 

Xigasho: THL