Ma doonaysaa in aad hesho dharka ay xirtaan hablaha Muslimiinta ah oo kala duwan? Ma doonaysaa in aad ku raaxaysato doolshaha caanaha oo heerkiisu sarreeyo?
Haddii ay jawaabtaadu “HAA” tahay ha moogaan oo haka maqnaan POP-UP:ka ay wadajir u qabanqaabinayaan NISA Co iyo BAKES BY AYYU
Waa hubaan in aad heli doonto soo dhoweyn qiimo badan!
Taariikhda: 28.8.2026-30.8.2026
Saacadda: 12:00-22:00
Cinwaanka: Samatakatu 5. 00160, HELSINKI.
Faahfaahinta dheeraadka ah kala xiriir Halkan




