Isniin 31.05. 56 xaaladood oo feyruska ah iyo 8 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 31.05 saacadda 13.40

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 993 800 (+ 20 600)
Tirada laga helay feyruska 92 488 (+ 244)

·       Sabti 29.05 waxaa laga helay 125 qof

·       Axad 30.05 waxaa laga helay  63 qof

·       Isniin 31.05 waxaa laga helay  56 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       56 (-8)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        22 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah      20 (-4)
Tirada dhimashada      956 (+8)
Feyruska nooca cusub 31.05 Tirada guud                     7 624

Nooca Ingiriiska              6 259

Nooca Koonfur Afrika    1 296

Nooca Hindiga                      67

Nooca Baraaziil                       2

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii  456 153 oo qof (31.05).

 

Xigasho:THL