Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 220 xaaladood oo feyruska ah iyo 4xaaladood oo dhimasho hor leh ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 26.05, saacadda 13.50

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 933 400 (+ 16 500)
Tirada laga helay feyruska 91 964 (+ 220)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 58 (-4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 25(-9)
Qaybta gargaarka degdegga ah   18 (+0)
Tirada dhimashada   946 (+4)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     7 624

Nooca Ingiriiska.             6 529

Nooca Koonfur Afrika.   1 296

Nooca Hindiga.                     67

Nooca Baraaziil.                      2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 345 128 oo qof (26.05).

Xigasho: THL