Booliska qaybta ka hortagga dhibaatooyinka iyo dambiyada ee magaalada Helsinki ayaa waalidiinta u soo...

Sarkaal sare oo ka tirsan qaybta kahortagga dhibaatooyinka iyo dambiyada ee booliska Helsinki Janne Korhonen, ayaa u soo jeediyay waalidiinta in ay la socdaan...

Kela oo qaar ka mid ah macaamiisheeda u dirtay go’aamadii ugu horeeyay ee ku...

Hay’adda Howlagabka Qaranka ee loo yaqaan Kela ayaa maanta u dirtay macaamiisheeda loogu talaggalay go’aammadii ugu horreeyay ee magdhowga kumeelgaarka ah ee xanuunkaan safmarka...

Madal furan oo looga hadlayay xaaladda dhallinyarada Bariga Helsinki oo Suuqa PUHOS lagu qabtay...

Helsinki 10.7.2020- Madashan oo ay soo qabanqaabisay magaalada Helsinki gaar ahaan waaxda qaabilsan hawlaha dhallinyarada ayaa waxaa furay madaxa sare ee adeegyada dhallinyarada ee...

Xisbiyada talada dalka haya oo isku raacay in la soo rogo xadaynta dhaqdhaqaaqa ama...

Khamiis 25.03.2021 Ra’iisul wasaaraha dalkan Finland Sanna Marin oo u warramaysay warfidiyeennada ayaa sheegtay in ay lagammamaarmaan tahay in la soo rogo xadaymo hor...

Sitran Lääkäriasema oo Ramadaanka awgiis baaritaano lacag la’aan ah u sameysay bukaano qaba xanuunada...

Helsinki –  Ugu yaraan 10 bukaan oo qaba xanuunada ku dhaca Wadnaha ayaa Isbitaaka Sitran Lääkäriasema u sameeyay baaritaano lacag la’aan ah bisha barakeysan...

City of Helsinki organized an open public gathering for the Somali parents to address...

Helsinki 11.7.2020- An open public event organized by city of Helsinki, especially its youth department for the Somali youth and parents was held on...

Xarun caafimaad oo ay joogaan dhakhaatiir Soomaali ah oo laga furay xaafadda Malmi ee...

Isniin 09.11.2020. Waxaa maalintii shalay ahayd laga furay xaafadda Malmi ee magaalada Helsinki xarun caafimaad cusub oo ay joogan dhakhaatiir soomaaliyeed. Xaruntaan oo loogu magac...

Duqa magaalada Helsinki oo maanta xarunta magaalada kula shiray qaar ka mid ah imaamyada...

Arbaca 25.11.2020 Duqa magaalada Helsinki Jan Vapaavuori ayaa maanta xarunta magaalada Helsinki shir kula yeeshy qaar ka mid ah imaamyada iyo wakiillada masaajidda Helsinki....

Wararka Korona iyo maanta

Finland waxaa laga helay 39 qof oo cusub oo qaba feyruska korona  Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Khamiis 3.9 2020...

Xaflad taagero iyo soo dhoweyn ah oo Murashax xildhibaan Abdiweli Qaasim Gaabow loogu qabtay...

Espoo - Finland - Waxaa Jimcihii bishan  Janaayo oo ahayd 1-da sannadka cudub ee 2021 lagu qabtay magaalada Espoo, xaflad taageero iyo soo dhoweyn...