Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 673 qof oo hor leh
Arbaco 18.08.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 451 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Maqaayadaha oo xayiraado kale laga qaadayo
Helsinki 19.6.2020- Xukuumadda Finland ayaa 17.6.2020 sheegtay in maqaayaduhu ay furnaan doonaa laga billaabo Isniinta ku beeggan 22.6.2020 illaa iyo 2:da saqda dhexe, laakiin...
Finland waxaa laga helay maanta 217 xaaladood oo feyruska korona iyo 12 xaaladood...
Talaada 19.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 217 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...
Waalidiin Finnish ah oo caruurtooda heyb-sooc luuqadeed lagula sameeyay Iskuul ku yaala Bariga Iswiidhan...
Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub oo la geeyay dacwad ku saabsan qaabka dowladda Iswiidhan ula dhaqantay arday dhigata Iskuul ku yaala magaalada Västerås oo...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (358 qof oo feyruska korona qaba iyo 2...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.02, saacadda 14.30)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
3 020 900 (+ 20 900)
Tirada laga helay feyruska
49 165 (+ 358)
Tirada...
Madaxweynaha Yukreyn Zelenskyi oo shil baabuur galay- Madaxweyuhu dhaawac daran ma qabo
Madaxweynaha Yukreyn (Ukraina) Volodymyr Zelenskyi ayaa xilli dambe oo habeenki Khamiistu soo geleysay ah shil gaari ku galay magaalada Kiev ee caasimadda dalkaas.
Afhayeenka madaxweyaha...
Cilmibaarista MigCOVID oo ay hay’adda THL samaynayso
Arbaca 11.11.2020 Ha'ayadda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkan Finland ee THL oo saamaysa baaritaanno xagga caafimaadka la xiriira, ayaa bilowday cilmibaaris ujeedadeedu tahay, sida uu...
Finland waxaa laga helay maanta 143 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Isniin 10.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 143 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 438 xaaladood oo feyruska korona ah iyo 2 xaaladood...
Talaada 09.02.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 438 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...
Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...
Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...




