Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (358 qof oo feyruska korona qaba iyo 2 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.02, saacadda 14.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 020 900 (+ 20 900)
Tirada laga helay feyruska 49 165 (+ 358)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       75 (-4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka       21 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah       16 (+0)
Tirada dhimashada       708 (+2)
Feyruska nooca cusub 243 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 225 xaaladood ah, iyo 18 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 178 005 qof (10.2)

Xigasho: THL