Xaaladda guud ee Korona ee Finland oo kooban Waxaa la helay 126 qof iyo 5 xaaladood oo dhimasho ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 09.06, saacadda 14.00

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 5 167 200 (+ 115 100)
Tirada laga helay feyruska 93 520 (+ 750)

·       Khamiis 3.6. waxaa laga helay 143 qof

·       Jimco 4.6. waxaa laga helay 125 qof

·       Sabti 5.6 waxaa laga helay 120 qof

·       Axad 6.6 waxaa laga helay 68 qof

·       Isniin 7.6 waxaa laga helay 55 qof

·       Talaada 8.6 waxaa laga helay 113 qof

·       Arbaco 9.6 waxaa laga helay 126 qof

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 39 (-4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 12 (-10)
Qaybta gargaarka degdegga ah 7 (-7)
Tirada dhimashada  964 (+5)
Feyruska nooca cusub (09.06) Tirada guud                                        8 393

Nooca Alfa ee Ingiriiska.                  6 883

Nooca Beeta ee Koonfur Afrika.     1 367

Nooca Delta ee Hindiga.                      141

Nooca Gamma ee Baraaziil.                    2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2, 690 000 (09.06).

Xigasho: THL