Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa go’aan ku gaartay in tallaalka Astra Zeneca muddo...

Sida ay sheegtay Xarunta horumarinta iyo ammaanka daawooyinka ee Fimea, waxaa dalkaan Finland laga helay laba qof oo xididka arooraha ah ee dhiigga ku...

Finland waxaa laga helay maanta 252 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo...

Isniin 21.12.2020. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 252 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Warbixin: Isticmaalka lacagaha been abuurka ah oo ku soo batay suuqyada Finland

Isticmaalka lacagta been abuurka ayaa ku soo badaneysa suuqyada dalka Finland, iyadoo 908 nuqul laga helay suuqyada dalka markii ugu horeysay sanadkan bilowgiisa oo...

Ma ogtahay in saddexdii degmo ee Finland ku taal ay hal degmo hoggaamiso qof...

Gungaar uu sameeyay war-sidaha Uutissuomalainen ayaa waxaa ka soo baxday natiijo muujinaysa baaxadda awoodda hoggaamineed ee ay dumarku ku leeyihiin dalka Finland. Madaxa cilmi-baarista ee...

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dr. Cumar Cali Rooble ayaa ka qaybgalay kulan...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cumar Cali Rooble oo booqasho shaqo ku joogay Finland ayaa ka...

Finland waxaa laga helay maanta 222 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Khamiis 01.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 222 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 520 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 21.03.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 520qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 73 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Jimco18.06.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 73 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...

Finland waxaa laga helay maanta 217 xaaladood oo feyruska korona iyo 12 xaaladood...

Talaada 19.01.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 217 qof oo hor leh dalkaan Finland. Tirada...

Xadaymaha jira oo la sii adkaynaayo bilowga toddobaadkan

Dalka Finland waxaa uu toddobaadkaan geli doonaa xaalad aan caadi ahayn, dhibaatada feyruska korona ee jirta awgeed. Xaaladda  aan caadiga ahayn waxaa loola jeedaa...