WAR FARXAD LEH: Lacagta lagu goosto baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga ee Finland oo la...
War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Finland ayaa lagu sheegay in la dhimay qiimaha baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga.
Warkan ayaa sheegaya,...
Op-Ed: Finnish President tours East Africa in the name of Business, Democracy, and Peace...
The Finnish president along with the first lady Suzanne Innes-Stubb paid a multipurpose visit to Kenya and had broad and diverse discussions with his Kenyan...
Sharciga socdaalka Finland oo isbeddel lagu sameeyay: Warbixin faahfaahsan
Waxaa soo turjumay soona diyaariyay Ustaad Abdirizak Sugulle:
Isbeddel ayaa lagu sameeyay sharciga socdaalka (ama sharciga ajaanibta) ee dalkaan Finland laga bilaabo 6.5. 2025 –...
Bishaaro: Xukuumadda Finland oo go’amisay in la dheereeyo wakhtiga uu shaqaynayo baasaboorka Finland
Kaddib shirar iyo wadatashiyo dhinacyo badan quseeya oo ay xukuumadda Finland muddo ku jirtay ayeey ku dhowaadqday go’aanno uu ku jiro wakhtiga la doonayo...
Doorashooyinka Golayaasha Degmooyinka iyo Gobollada Finland oo soo dhammaaday- Tiradii ugu badnayd oo Soomaali...
Kaddib markii la saluugay barnaamijka siyaasadeed ee xukuumadda wadaagga ah ee Finland ay ku maamusho dadka soo-galootiga ah ama asal ahaan soo-galooti ah Soomaaliduna...
Booliska Finland oo ku dhawaaqay in ay shaqo-joojin samaynayaan, maxay tahay sababtu?
Guddoomiyaha ururada booliska Finland, Jonne Rinne oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay in booliska uu gelayo muddo kooban oo shaqo-joojin ah si ay u...
Xaflada Ciidda ee Stoa, Bariga Helsinki
Waxaa lagugu soo dhaweynayaa inaad u dabaaldegto dhamaadka Ramadaanka, ama bisha soonka, Stoa Isniinta 31ka bisha 3. laga bilaabo 14:00 ilaa 17:00!
Xafladdu waxay u...
Musharax Golaha deegaanka Helsinki oo soo bandhigay musharaximadiisa xili Doorashada Golaha Deegaanka Finland oo...
Helsinki – Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Helsinki maalinimadii Jimcaha, ayna ka soo qeyb galeen Guddoomiyaha jaaliyadda Midnimada...
Shaqo-joojinta shaqaalaha dukaamada cuntada oo berri billaabanaysa- sidan ayeey nololmaalmeedka u saamaynaysaa
Ka gadaal markii lagu heshiin waayay wadahadalkii u dhexeeyay shaqo-bixiyayaasha iyo shaqaalaha ee uu garwadeenka ka ahaa dhexdhexaadiyaha qaranka ayaa waxaa berri oo Arbaca...
Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika oo Hargeysa...
HAREGISA- Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika oo ku gudajira booqashadiisa gobolka ayaa magaalada Madaxtooyada...