Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 15.02, saacadda 14.00)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 063 000 (+ 24 200)
Tirada laga helay feyruska 50 662 (+ 1090)

·       Sabti 13.2 waxaa laga helay 435 qof

·       Axad 14.2 waxaa laga helay 312 qof

·       Isniin 15.2 waxaa laga helay 343 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        75 (+3)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        33 (+14)
Qaybta gargaarka degdegga ah        21 (+3)
Tirada dhimashada       716(+6)
Feyruska nooca cusub 413 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 395 xaaladood ah, iyo 18 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 210 194 qof (15.2)

Xigasho:THL