Sitran Lääkeriasema oo Ramadaanka awgiis 15 bukaan oo qaba cudurada Wadnaha ku daaweyneya si bilaash ah

Sitran lääkeriasema waxay Ramadaanka dartiis ugu yaboohayaan bulshooyinka kala duwan ee ku nool finland  gaar ahaan Soomaalid inay baaris iyo daweyn lacag la’aan ah siin doonaan 15 bukaan oo qaba  xanuunada wadnaha.

Hadii aad qabtid cudurada wadnaha la xiriira, horey u gaar ah oo ballan ka qabso taleefonka kor ku xusan, iyadoo weliba dhakhaatiir Soomaaliyeed ay afkaaga hooyo laguugu khidmeyn doonaan.

Maalinta: Sabtida 17 April, 2021

Halkee: Sitran Lääkeriasema, Sitratori 3, 00420 Helsinki

Ka qabso ballanta Taleefankan: 050 – 3376542