Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Khamiis 04.02, saacadda 14.00)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 891 900 (+ 11 800)
Tirada laga helay feyruska 46 493 (+ 444)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        87 (+4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         18 (-5)
Qaybta gargaarka degdegga ah        23 (+0)
Tirada dhimashada        688 (+3)
Feyruska nooca cusub 211 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 194 xaaladood ah, iyo 17 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 159 624 qof (4.2)

Xigasho: THL