Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Jimce 29.1, saacadda 13.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 789 400 (+ 7000)
Tirada laga helay feyruska 44 402 (+ 363)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda         72 (-7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         34 (-3)
Qaybta gargaarka degdegga ah          20 (-2)
Tirada dhimashada        671 (+7)
Feyruska nooca cusub 112 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 102 xaaladood ah, iyo 10 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 137 000 oo qof

Xigasho:THL