Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 143 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 10.05 saacadda 13.10.

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 644 100 (+ 28 000)
Tirada laga helay feyruska 88 866 (+ 534)

·       Sabti 08.05 waxaa laga helay 229 qof

·       Axad 09.05 waxaa laga helay 162 qof

·       Isniin 10.05 waxaa laga helay 143 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       67 (-5)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        28 (-5)
Qaybta gargaarka degdegga ah      26 (-2)
Tirada dhimashada      924 (+2)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     5 946

Nooca Ingiriiska              4 024

Nooca Koonfur Afrika      1 020

Nooca Baraaziil              2

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 1 944 725 oo qof (10.05).

Xigasho:THL