Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (706 qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 12.03, saacadda 13.10)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 572 800 (+ 18 300)
Tirada laga helay feyruska 65 315 (+ 706)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     128(+1)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      89 (-3)
Qaybta gargaarka degdegga ah    47 (+6)
Tirada dhimashada     786 (+3)
Feyruska nooca cusub 1 736 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 633 xaaladood ah, iyo 102 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 12.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 565 463 oo qof (12.03)

Xigasho: THL