Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (720 qof oo feyruska korona qaba iyo 4 dhimasho cusub ah)

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.03, saacadda 13.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 554 500 (+ 20 600)
Tirada laga helay feyruska 64 609 (+ 720)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     127(+7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      92 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah    41 (-2)
Tirada dhimashada     783 (+4)
Feyruska nooca cusub 1 295 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 223 xaaladood ah, iyo 71 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 05.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 539 618 oo qof (11.03)

Xigasho: THL