Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 679 qof oo hor leh

Arbaco 01.09.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 679 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland oo soo gaabisay wakhti karaantiilka uu ku jirayo qofka uu Korona ku dhaco...

Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan THL ayaa ku dhowaaqday in wakhtiga uu karaantiilka ku jiro qofka...

Ruushka oo la filayo in uu carqaladeeyo habsami-socodka ku biirista Finland ay Nato ku...

Ra’iisal wasaaraha Finland Sanna Marin oo marti ku ahayd warka dheeraadka ah ee telefishinka MTV Uutisextra ayaa ka hadashay suuragalnimada in Ruushku ku dhaqaaqo...

Xukuumadda Finland oo mamnuucaysaa safarada dalxiiska ah ee ay muwaadiniinta Ruushka ah ku imaanayaan...

Waxaa gebi ahaanba istaagay dalxiiskii ay dadka Ruushka ah ku imaan jireen Finland, kaddib markii ay xukuumadda Finland soo saartay go’aan safaradaas lagu mamnuucayo....

WARBIXIN: MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo...

Mogadishu:- Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo bartamihii sannadkii hore ee 2022 loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xukuumadda Finland nabaddaynta Geeska...

Darawallada basaska ee ka tirsan iskaashatada gaadiidka ee AKT oo shaqo-joojin billaabay- halkan ka...

Ka gadaal markii ay shirkadaha basaska iyo iskaashatada xirfadlayaasha gaadiidka ee AKT ay ku kala boodeen wadaxaajood muddo socday ayaa waxaa maanta oo ah...

Maxaad kala socotaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta oo sannad kasta la xuso...

Maalinta Caalamiga ah ee Baabuur la’aanta ayaa ka dhalatay dhaqdhaqaaq sannadkii 1990 ka billowday qaaradda Yurub. Dhadhaqaaqan ayaa diiradda lagu saaray sidii loogu soo...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dhacdadii murugga lahayd ee ka dhacday dugsi...

Booliska ayaa maanta ka warbixiyay baaritaanka weli socda ee lagu hayo toogashadii shalay ka dhacday dugsiga hoose-dhexe ee Viertola, magaalada Vantaa, halkaas oo uu...

Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 360 qof oo hor leh

Axad 25.07.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 360 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Tulevaisuutta luomassa -hanke tukee vammaisten ja maahan muuttaneiden henkilöiden selviytymistä yhteiskunnallisissa kriiseissä 

Tiedote 30.9.2021 Tulevaisuutta luomassa -hankkeen tavoitteena on tukea vammaisten ja maahan muuttaneiden ihmisten selviytymistä ja toimintamahdollisuuksia meneillään olevassa COVID-19-pandemiatilanteessa ja muissa vastaavissa poikkeus- ja kriisitilanteissa.  Hankkeessa...