Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...

Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...

Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Finland

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Barre Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo afar cisho ah uga bilaabatay dalkan Finland, iyadoo garoonka...

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN

BAHDA SHABAKADDA WARBAAHINTA BULSHADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SSMV) WAXAY IDIN LEEDAHAY CIID WANAAGSAN. KU CIIDA CAAFIMAAD, NABAD IYO BARWAAQO............  

Kooxaha falal-dambiyeedka ee dhallinyarada oo aad ugu soo badanaaya dalkaan Finland, waxaana ka tirsan...

Talaada 21.09.2021 Sida maalmahaanba ay wararku tilmaamayeen waxaa sannadkaan gudihiisa dalkaan Finland la soo gudbiyay dambiyo badan oo ay galeen carruurta aan wali qaangaarin,...

Doorashooyinka Gobollada dalka Finland ee hordhaca ah oo si habsami leh u socda iyo...

Sida lagu baahiyay barta internetka ee YLE, waxaa illaa iyo hadda codkooda ka dhiibatay doorashooyinka gobollada ee dalka Finland sida hordhaca ah uga socda...