Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Sweden oo waraaqihiisa danjirenimo u gudbinaya madaxweynaha Finland Stubb. Sawirka: Somaliliitto.

Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Sweden oo waraaqahiisa Danjirenimo u Gudbiyay Madaxweynaha Finland, Jaaliyadda Soomaalida...

Helsinki – Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Ambassador Abdikarim Ahmed Mohamed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay madaxweynaha Finland Alexader Stubb, tallaabadaas oo...

Vantaa Fire Victims Honored in One of Finland’s Largest Muslim Funerals as Muslim Community...

Vantaa, Finland (SSMV) A large number of Muslim community members gathered here in Vantaa on Wednesday to attend the funeral of a Somali family...

Qoys Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Dab ka kacay dhisme ay degenaayeen oo...

Vantaa (SSMV) Muslimiin aad u fara badan ayaa maanta janaasada kula tukaday, kana qeyb qaatay tacsida qabuuraha ku yaala magaalada Vantaa qoys Soomaaliyeed oo...

Ma doonaysaa in aad afka finnishka barato, booqo bogga internetka ee YLE

Waxaa barta internetka ee Yle la soo dhigay barnaamij ka kooban maqal iyo muuqaallo lagu baran karo, laguna horumarin karo aqoonta afka finnishka. Barnaamijkan...

Dil caawa fiidki ka dhacay bartamaha Espoo (Espoon keskus) iyo booliska oo qof u...

Espoo- Waxaa bartamaha magaalada Espoo caawa fiidki lagu arkayay gaadiidka booliska, gaadiidka gurmadka degdegga ah iyo Helikobtarka caafimaadka oo halkaas si wadajir ah uga...

Xaafadda Töölö ee Helsinki oo caawa rasaas laga maqlay iyo qof dhaawac ah oo...

Warbixin hordhac ah oo ay soo saareen booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in ciidanka boolisku ay hawlgal ka sameeyeen caawa fiidki dhisme ku yaal...

Bogga internetka ee Baarlamaaanka Finland oo khadka ka baxay iyo baarlamaanka oo ka hadlay...

War lagu baahiyay barta X (Twitter) ee baarlamaanka Finland ayaa lagu sheegay, in bogga internetka ee baarlamaanka Finland aan la gelin karin. Sababta ayuu baarlamaanku...

Mid kamid ah jidadka bartamaha Helsinki oo laga mamnuucayo in la dhigto baabuurta ay...

Laga billaabo 1.11.2025, waxaa mamnuuc ah in la dhigto ama la dhexmarsiiyo dhabbaha Lönnrotinkatu ee dhaca bartamaha Helsinki gaadiidka ay ku xiranyihiin shaagagga xilliga...

WAR FARXAD LEH: Maamulka tikidhada HSL ee gaadiidka dadweynaha caasimadda iyo magaalooyinka ku hareeraysan...

Iyadoo lagu sharfayo dabbaaldegga todobaadka dhaqdhaqaaqa iyo socodka Yurub oo sannad kasta la xuso 16.9.-22.9., ayeey maamulka tikidhada HSL ee soonaha caasimadda iyo magaalooyinka...

Weerar internetka ah oo lagu qaaday garoonnada Yurub- Waa sidee xaaladda Garoonka Helsinki-Vantaa?

Waxaa maanta weerar dhinaca internetka oo khalkhal geliyay habsami-socodka adeegyada garoonnada diyaaraha ee Yurub qaarkood lagu qaaday garoonnada diyaaradaha ee ugu mashaquulka badan qaaradda. War...