Cilmibaarista MigCOVID oo ay hay’adda THL samaynayso

  Arbaca 11.11.2020  Ha'ayadda caafimaadka iyo nololwanaagga dalkan Finland ee THL oo saamaysa baaritaanno xagga caafimaadka la xiriira, ayaa bilowday cilmibaaris ujeedadeedu tahay, sida uu...

Doorashooyinkii ugu horreeyay ee Gobollada Finland oo soo idlaaday iyo Xisbiga Isbahaysiga Qaranka (Kokoomus)...

Waxaa shalay (23.1.2022) 21 deegaan doorasho gobolleed lagu soo gebagebeeyay doorashadii abid nooceeda oo kale oo dalka Finland ka dhacda. Doorashada Gobollada ayaa marka...

Maaddo wax lagu nadiifiyo oo si aan ku talaggal ahayn carruur loo cabsiiyay- lix...

Vaasa- 29.6.2020 Lix carruur ah ayaa isbitaalka la dhigay kaddib markii si aan ku talaggal ahayn loo siiyay maaddo wax lagu nadiifiyo xilli ay...

Qaybtii ugu horreysay qaxootiga Carruurta ee Giriigga jooga oo shalay iyo maanta la soo...

Helsinki 8.7.2020- Guddiga Midowga Yurub ayaa shaaciyay in shalay iyo maanta dalka Giriigga laga soo qaaday 49 cunug oo qaxooti ah, kuwaas oo loo...

Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 692 qof oo hor leh iyo 28...

Talaada 03.08.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 692 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Carwada Bandhigga Buugaagta ee Sanadlaha ah oo magaalada Espoo lagu soo gebagebeeyay

Espoo - Carwada bandhigga buugaagta ee sanad walba lagu qabto oo sanadkaan lagu soo bandhigay in ka badan 20 buugaag oo ay qoreen qorayaal...

Wararka feyruska korona ee Finland iyo caalamka intiisa kale

Finland waxaa laga helay 469 qof oo cusub oo qaba feyruska korona iyo hal qof oo u dhintay feyruska awgiis  Sabti 21.11.2012. Hay’adda caafimaadka iyo...

Finland waxaa laga helay maanta 227 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 16.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 227 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Nooca cusub ee feyruska korona ee Hindiya oo soo cagadhigtay dalkaan Finland

Sida ay maanta shir jaraa’id ku sheegtay Otto Helve oo ah dhakhtarad sare oo ka tirsan hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland THL, waxaa dalkaan...

Finland waxaa laga helay maanta 98 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Khamiis 27.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 98 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...