Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 380 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 16.04, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 242 800 (+ 18 800)
Tirada laga helay feyruska 83 633 (+ 380)

 

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 85 (+3)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   42 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah   34 (-3)
Tirada dhimashada   887 (+2)
Feyruska nooca cusub (16.04) Tirada guud                     4200

Nooca Ingiriiska.             3 658

Nooca Koonfur Afrika.       541

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 267 678 oo qof (16.04).

Xigasho: THL