Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere...

Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere iyo Vantaa: Espoo waxaa looga tukanayaa: Talaado 20.7.2021 Kivenlahdenkatu 20 (Kivenlahden tekonurmi- Espoo),...

Yle oo bixinaya adeeg ay dadku ku baran karaan afafka finnishka iyo iswiidhishka

Yle Kielikoulu – Yle Språkskolan- Dugsiga luqadaha ee Yle waa adeeg lagu baran karo afafka finnishka iyo iswiidhishka iyadoo la daawanayo barnaamijyada Yle ee ku jira...

3 000 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 3 xaaladood oo dhimasho...

Khamiis 23.12.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in Jimcihii kaddib illaa maanta  laga helay feyruska korona  3 000 oo qof oo...

Ma doonaysaa in aad raad ku reebto bey’ada Finland? Kaalay ka qaybqaado munaasabadda geedo...

Beerta dhexe ee Helsinki (Helsingin Keskuspuisto) ayaa todobaadka dambe (31.5.2022, 14-16 saac) lagu tallaalayaa geedo. Munaasabaddan geedo-tallaalka ah oo ay iska kaashanayaan Dalladda Moniheli...

Qormada tifaftiraha: Qarixii Soobe ka dhacay 29.10.2022 ee khawaarijtu geysatay waa haraati-biqlaha dameeraha ee...

Dib u milicsiga wixii la soo maray: Muuqaalka dal ahaan Soomaaliya laga qabi jiray marka lagu eego indhaha dalalka isku tilmaana dunida horumartay waa...

Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida (SSV) oo kulan xogwareysi iyo soo dhoweyn ah la...

Kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen wakiillada ururada ku mideysan Ururka Shabakadda Finnishka iyo Soomaalida oo lagu soo dhoweynayay islamarkaasna lagu xogwareysanayay wasiirka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo xarunta KANAVA kulan ballaarran oo soo dhoweyn ah kula...

Helsinki, Xarunta Ururka Kanava:- Munaasabad soodhoweyn, xogwareysi iyo aragti is-dhaafsho isugu jirto oo loo qabtay xildhibaan Moalimuu oo booqasho rasmi ah ku jooga Finland...

Waxaa billaabatay codbixinta hore ee doorashada Madaxweynaha Finland 2024- Muqdisho iyo Hargeysa oo lagu...

Waxaa si habsami ah leh u billaabatay shalay (17.1.2024) codbixinta hore ee doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Finland ee 2024 oo lixdii sanaba mar la qabto. Waxaa...

Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 519 qof oo hor leh

Axad 01.08.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 519 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 325 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Sabti 9.10.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 325 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...