Yle oo bixinaya adeeg ay dadku ku baran karaan afafka finnishka iyo iswiidhishka

Sawirka anteenada iyo magca Yle- xuquuqda sawirka SSMV

Yle Kielikoulu  Yle SpråkskolanDugsiga luqadaha ee Yle waa adeeg lagu baran karo afafka finnishka iyo iswiidhishka iyadoo la daawanayo barnaamijyada Yle ee ku jira boggiisa internetka ama ablikeeshinkiisa.

Waxaa kale oo uu adeeggu leeyahay tarjumaad qoraal ah oo fiidiyowyada la socota, taas oo ku qoran luqado badan oo uu af-Soomaaligu ku jiro.

Adeeggan ayaa waxaa loogu talaggalay dadka dalka u soo guuray iyo dadka doonaya in ay bartaan afka finnishka ama iswiidhishka.

Riix halkan si aad uga bogato habka loo isticmaalo adeeggan.

Xigasho: Yle