Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere iyo Vantaa

Jadwalka Salaadda Ciidul-Adhxa ee 20.7.2021 iyo Goobaha lagu tukanayo ee magaalooyinka Espoo, Helsinki, Tampere iyo Vantaa:

Espoo waxaa looga tukanayaa:

Talaado 20.7.2021

Kivenlahdenkatu 20 (Kivenlahden tekonurmi- Espoo), saacadda 8:da

Kylävainiontie 18 (Keski-Espoon urheilupuisto- Espoo), saacadda 9:ka

Masjidka Alhuda Pasila:

Talaado 20.7.2021

Purotie 8 (Tallin jalkapallohalli- Helsinki)

Masjidka Alraxma ee Itäkeskus:

Talaado 20.7.2021, saacadda 9:ka

Garoonka kubbadda cagta ee Myllypuro) Myllypuron tekonurmikenttä)

Masjidka Puistola

Talaado 20.7.2021, saacadda 8:da (salaadda waxaa la gelayaa 9:ka)

Moisiontie 8 (Tapanilan tekonurmi- Helsinki)

Tampere waxaa looga tukanayaa:

20.7.2021, saacadda 9:ka oo go’an

Lindforsinkatu 5 (Hervannan vapaa-aikakeskuskus – Tampere)

 Masjid Assalaam Myyrmäki:

Talaado 20.7.2021, saacadda 9:ka

Laajavuorentie 1 (Martinlaakson urheilukenttä- Vantaa)

Bahda Suomen somalimediaverkosto oo isku duuban ayaa waxay idin leeyihiin ”Ciid Wanaagsan!”

SSMV