8 368 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 28 xaalad oo dhimasho...

Khamiis 20.1.2022. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in  maanta  laga helay feyruska korona  8 368 oo qof oo hor leh...

Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland

Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay in uu awoodda ciidan ee Finland la yaabay, wuxuuna Finnishka...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta...

Muqdisho, Soomaaliya: Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo maalmahan safar shaqo...

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Ruushka (Duuma) Vjatsheslav Volodin  oo sheegay, in masiibo caalami...

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay, in Vjatsheslav Volodin , oo ka mid ah dadka aadka ugu dhow islamarkaasna xulufada la ah Madaxweynaha Ruushka,...

Duqa magaalada Vantaa, Ritva Viljanen oo munaasabad af-fur ah (iftar) u samaysay qaar ka...

29.3.2023 Waxaa markii ugu horreysay laga dhex addimay salaadda Makhribna lagu oogay xarunta looga taliyo magaalada Vantaa kaddib markii Ritva Viljanen, duqa magaalada Vantaa...

Golaha deegaanka magaalada Helsinki oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise lagu doonayo in...

Yanar Ozan oo ah Mudane ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Helsinki xubinna ka ah xisbiga Cagaarka (Vihreät) oo soojeediyay hindise uu ku dalbanayo, in...

Cayaarihii Somali Cup oo Helsinki lagu soo gebagebeeyay

Cayaaraha Somali Cup oo labadii toddobaad ee u dambeysay ka socday magaalada Helsinki ayaa galabnimadii Axadda 1.8.2021 lagu soo gebagebeeyay, iyadoo cayaartii kama dambeysta...

Mashruuc ay dawladdu waddo oo wax looga beddelaayo nidaamkii qoys isukeenidda

Wasaaradda arrimaha guduha ayaa dawladda u gudbisay talo soojeedin ah in wax laga beddelo xeerka ajaanibta. Ujeedada soo jeedintan ayaa ah in si buuxda...

Madaxdweynaha Finland Sauli Niinistö oo sheegay in uu ku talajiro in uu madaxweyne Putin...

Sauli Niinistö oo shir jaraa’id u qabtay warfidiyeennada ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xeeran weerarka uu Ruushku ku qaaday welina ku hayo...

Valta vaihtui Somaliassa rauhanomaisesti- Ennakkoon pelätyltä poliittiselta ja yhteiskunnalliselta sekasorrolta vältyttiin

Somaliassa onnistuttiin vihdoin valitsemaan uusi presidentti ja parlamentti. Ennakkoon pelätyltä poliittiselta ja yhteiskunnalliselta sekasorrolta vältyttiin. Pitkään odotettu Somalian uuden presidentin valinta saatiin 15.5.2022 suoritettua. Somalidiaspora...