Nin dhallinyaro ah oo geeriyooday kaddib markii uu tareen jiiray- Booliska oo dalbanaya in...

Booliska ayaa sheegay, in nin dhallinyaro ah uu ku geeriyooday Reijola, Joensuu kaddib markii uu hoos-galay tareen. Ninkan geeriyooday ayeey boolisku da’diisa ku sheegeen qiyaastii...

Booliska Helsinki oo xiray wiil iyo gabar 16 sano jir ah oo looga shakisanyahay...

War ka soo baxay booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in xabsiga loo taxaabay 15.4.2023 labo dhallinyaro ah oo aan qaangaarin kaddib markii looga shakiyay...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha xiriirka kubadda kolayga Soomaaliyeed Dr. Cabdullaahi Nuur Maxamed laguna...

Xaflad aad loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen martisharaf ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee Finland ku dhaqan ayaa...