Xafladaha la isugu yimaado oo si aad feyruska korona loogu kala qaadaayo iyo feyruska...

Sida ay tirakoobyadii ugu dambeeyay tilmaamayaan, labadii toddobaad ee la soo dhaafay tirada laga helay feyruska korona waa ay labanlaabantay. Tirada ugu badan waxaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda feyruska korona ee Finland iyo Caalamka intiisa kale –...

Espoo 14.8.2020– Finland waxaa maanta laga helay feyruska korona 17 qof oo cusub, sidaana waxaa sheegtay Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL. Tirada guud ee illaa...

Magaalada Tampere oo u diyaargaroobaysa in ay af-shareer lacag la’aan ah u qaybiso dadka...

Tampere 14.8.2020- Dadka uu dhaqaalahoodu yaryahay ee reer Tampere waxay fursad u heli doonaan in ay mardhow helaan af-shareerka fidinta cudurada neefta iyo dhibicda...

Dad tegay kalaab ku yaal Tampere oo laga yaabo in ay halis ugu jiraan...

Tampere 14.8.2020- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dad tegay kalaabka Ihku ee ku yaal magaalada Tampere ay halis ugu jiraan in ay qaadaan...

Munaasabad faneed Helsinki ka dhacday oo laga cabsi qabo in la isku qaadsiiyay feyruska...

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dad u soo daawasho tegay munaasabad faneed ka dhacday magaalada Helsinki ay halis ugu jiraan in ay qaadaan...

Dowladda Finland oo war ka soo saartay isticmaalka afshareerka, shaqada dhanka internetka iyo safarka

Shir jaraa’id oo ay dowladdu qabatay maanta oo ay taariikhdu tahay 13.8.2020 ayay kaga hadashay arrimaha kala ah: isticmaalka afshareerka, shaqada dhanka internetka lagu...

Xaaladihii ugu dambeeyay ee feyruska korona iyo cabsi xooggan oo laga qabo in uu...

Espoo 12.8.2020- Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa Finland maanta laga helay xanuunka 19 qof oo cusub oo qaba feyruska Korona. Illaa...

Ra’iisul wasaare Sanna Marin oo si kulul uga hadashay dadka waddamada dibadda u safraya

Espoo 12.8.2020- Ra’iisul wasaaraha dalkan Finland Sanna Marin ayaa soo saaraty maanta qoraal tiwiitterkeeda ah, kaasoo ay dadweynaha reer Finland ku xusuusinayso arrimaha la...

Golaha dowladda Finland oo uu maanta u bilowday shir ay kaga arrinsanayaan xaaladaha cusub...

Espoo 12.8.2020- Golaha dowladda ayaa maanta 4ta galabnimo waxaa shir uga billowday aqalka shiraraka ee Säätytalo, waana shirkii ugu horreeyay ee ay golaha dowladdu...

Ruushka oo aqbalay tallaal cusub oo Korona la isaga tallaalayo iyo WHO oo doonaysa...

Helsinki- 12.8.2020- Ururka Caafimaad Adduunka oo ka hadlayay tallaalka ay Ruushku shaaciyeen in looga gaashaaman karo fayruska Koronaha ayaa sheegaya in tallaalka Korona ee...