Ra’iisal wasaraaha Finland, Sanna Marin oo laga baaray Feyruska Korona iyo natiijada baaritaanka oo...

Ra’iisul wasaaraha dalkan Finland Sanna Marin ayaa shaaciysay in laga baaray cudurka Korona waqti dhow kahor. Ra’iisul wasaare Sanna ayaa sheegtay in natiijada saamigii laga...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda feyruska Korona iyo tirada oo kordhaysa

Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga Finland (THL), waxaa dalkan Finland tirada laga helay feyruska korona ee maanta ay tahay 29 qof. Waxaana...

WARGELIN MUHIIM AH: Ma doonaysaa inaad hesho Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda)?

Waxaa la qabanayaa koorso Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda/baasaboorka nadaafadda) lagu qaadanayo/baranayo inta u dhexaysa 1.9.2020 - 30.9.2020 Imtixaanku wuxuu ku turjuman yahay soomaali oo inaad finnish...

Ardey iyo shaqaale ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta (Helsinki) ayaa la geliyay karantiil,...

19 ardey oo ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta iyo 13 ka tirsan shaqaalaha iskuulka ayaa la geliyay karantiil muddo laba toddobaad ah, kadib...

Tiradii ugu badnayd ee feyruska korona oo Sabtidii (16.8.2020) laga diiwaageliyay caalamka oo dhan

Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxaa maalinkii Sabtida adduunka oo dhan laga xaqiijiyay tiradii ugu badneyd ee laga helo feyruska korona, iyadoo...

Qof ayaa ku dhintay meel u dhow maxaddada Metrooga Myllypuro kaddib markii uu galay...

Barta Twitterka booliska Helsinki ayaa lagu sheegay war sheegaya in qof ku dhintay meel ka fogeyn maxaddada metrooga ee Myllypuro kagadaal markii uu qofkaas...

Warbixin kooban: Hay’adda THL oo sheegtay in Finland manta (16.8.2020) laga helay feyruska korona...

Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL waxaa ay shegtay in dalkan Finland laga helay 11 qof oo cusub oo uu ku dhacay feyruska korona. Tirada...

3 Qof oo ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay gobolka Pirknmaa

Saddex qof ayaa lagu waramayaa in ay ku geeriyoodeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Nokia ee u dhow magaalada Tampere ee gobolka Pirkanmaa....

WARBIXIN: Muddo intee le’eg ayuu qaadan karaa tallaal loo soo saaro Feyruska Korona?

Iyadoo caalamka oo dhan uu fara ba’an ku hayo feyruskaan safmarka ah ee Korona, islamarkaana wali lala tacaalayo sidii lagu heli lahaa tallaal looga...

Dowladda Finland oo bilaabeysa qorshe lagu adkeynayo ammaanka iyo bedqabka goobaha lagu cibaadeysto

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa khamiistii la soo dhaafay sameysay Guddi shaqo oo loo xilsaaray inay ka soo talo bixiyaan qataraha amni ee ay wajahayaan...