Magaalada Espoo oo billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah–Hoos ka aqri goobaha lagu qaybinayo...

Espoo 21.8.2020- War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Espoo laguna daabacay barta ay magaaladu Internetka ku leedahay ayaa lagu sheegay in...

Magaalada Helsinki oo shaaciysay goobaha lagu qaybinayo af-shareerka (Kasvomaskit) lacag la’aanta ah

Helsinki 21.8.2020- War maanta ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu shaaciyay liiska goobaha lagu qaybinayo af-shareerka lacag la’aanta ah ee loogu talaggalay dadka...

Wararkii ug dambeeyay ee Korona iyo Finland, Dukaan loo xiray Korona dartiis, Carwada buugaagta...

Wararkii ug dambeeyay ee Korona iyo Finland, Dukaan loo xiray Korona dartiis, Carwada buugaagta Helsinki oo sannadkan dhanka internetka lagu qabanayo iyo wararka kale...

Haddii aad tagtay Linnanmäki toddobaadkii hore, akhri warkaan- waxaa jira khatar ah in feyruska...

Magaalada Helsinki ayaa sheegaysaa in qaar ka mid dad koox ah oo wada socday oo tegay 11.8.2020 Linnanmäki laga helay cudurka fayruska Korona. Dadkani cudurka...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO): Ma jiro wax tallaal ah oo soo buuxiyay shuruudihii la...

Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), ma jiro wax tallaal ah oo loogu talaggalay feyruska korona oo illaa iyo haatan soo buuxiyay shuruudihii...

Ra’iisal wasaraaha Finland, Sanna Marin oo laga baaray Feyruska Korona iyo natiijada baaritaanka oo...

Ra’iisul wasaaraha dalkan Finland Sanna Marin ayaa shaaciysay in laga baaray cudurka Korona waqti dhow kahor. Ra’iisul wasaare Sanna ayaa sheegtay in natiijada saamigii laga...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda feyruska Korona iyo tirada oo kordhaysa

Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka iyo Nololwanaagga Finland (THL), waxaa dalkan Finland tirada laga helay feyruska korona ee maanta ay tahay 29 qof. Waxaana...

WARGELIN MUHIIM AH: Ma doonaysaa inaad hesho Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda)?

Waxaa la qabanayaa koorso Hygieniapassi-ga (kaarka nadaafadda/baasaboorka nadaafadda) lagu qaadanayo/baranayo inta u dhexaysa 1.9.2020 - 30.9.2020 Imtixaanku wuxuu ku turjuman yahay soomaali oo inaad finnish...

Ardey iyo shaqaale ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta (Helsinki) ayaa la geliyay karantiil,...

19 ardey oo ka tirsan dugsiga hoose ee Herttoniemenranta iyo 13 ka tirsan shaqaalaha iskuulka ayaa la geliyay karantiil muddo laba toddobaad ah, kadib...

Tiradii ugu badnayd ee feyruska korona oo Sabtidii (16.8.2020) laga diiwaageliyay caalamka oo dhan

Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxaa maalinkii Sabtida adduunka oo dhan laga xaqiijiyay tiradii ugu badneyd ee laga helo feyruska korona, iyadoo...