Xisbiga SDP ee Finland oo Guddoomiye cusub u doortay Sanna Marin, Raisal wasaaraha Finland

HELSINKI — Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa loo doortay in ay guddoomiye ka noqoto xisbigeeda SDP, siddeed bilood kadib markii loo doortay Raisul...

Madaxa WHO oo saadaal ka bixisay wakhtiga la filayo in la soo afjaro Covid-19

Laanta afka soomaaliga ee BBC ayaa baahisay war ku saabsan saadaasha ay WHO ka bixisay xilliga uu ku soo afjarmayo safmarka COVID-19 Madaxa hay'adda caafimaadka...

Ma doonaysaa in aad ogaato Wararkii ugu dambeeyay ee Korona iyo Caalamka intiisa kale?...

In ka badan 800 000 oo qof ayaa caalamka u dhintay feyruska korona Tirada guud ee caalamka ee u dhimatay xanuunka feyruska korona ayaa kor u...

Wararkii ug dambeeyay ee xaaladda Korona iyo Finland, dad hor leh oo korona laga...

Sida ay sheegtay hay’adda THL, waxaa maanta Finland laga helay feyruska korona 35 qof oo cusub. Tirada guud ee feyruska laga helay ayaa noqoneysa...

Koox Aasiyaan ah oo ka baxay Helsinki, una sii gudbay magaalada Kainuu oo laga...

Afar qof oo Aasiyaan ah, oo dalkaan Finland yimid muddo toddobaad kahor ah, ayaa laga helay feyruska korona. Waxaa dadkaas ay ka soo degeen...

Magaalada Vantaa oo dadka hantida yar iyo kuwa tabarta darran ee magaalada deggan u...

Vantaa 22.8.2020- Magaalada Vantaa ayaa iyaduna dhankeeda ka billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah oo loogu talaggalay dadka saboolka ee aan awoodin in ay...

Magaalada Espoo oo billowday qaybinta af-shareer lacag la’aan ah–Hoos ka aqri goobaha lagu qaybinayo...

Espoo 21.8.2020- War rasmi ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Espoo laguna daabacay barta ay magaaladu Internetka ku leedahay ayaa lagu sheegay in...

Magaalada Helsinki oo shaaciysay goobaha lagu qaybinayo af-shareerka (Kasvomaskit) lacag la’aanta ah

Helsinki 21.8.2020- War maanta ka soo baxay magaalada Helsinki ayaa lagu shaaciyay liiska goobaha lagu qaybinayo af-shareerka lacag la’aanta ah ee loogu talaggalay dadka...

Wararkii ug dambeeyay ee Korona iyo Finland, Dukaan loo xiray Korona dartiis, Carwada buugaagta...

Wararkii ug dambeeyay ee Korona iyo Finland, Dukaan loo xiray Korona dartiis, Carwada buugaagta Helsinki oo sannadkan dhanka internetka lagu qabanayo iyo wararka kale...

Haddii aad tagtay Linnanmäki toddobaadkii hore, akhri warkaan- waxaa jira khatar ah in feyruska...

Magaalada Helsinki ayaa sheegaysaa in qaar ka mid dad koox ah oo wada socday oo tegay 11.8.2020 Linnanmäki laga helay cudurka fayruska Korona. Dadkani cudurka...