Mowjaddii labaad ee Korona oo la sheegayo in ay Finland ku dhufatay

Helsinki 6.8.2020- Maareeyaha Hus Juha Tuominen oo marti ku ahaa barnaamijka A-Studio ayaa sheegay in mowjaddii labaad ee la saadaalinayay ee Korona ay billaabatay...

2 Qof oo Korona Feyrus ugu geeriyooday Finland iyo Iskuulada oo isu diyaarinaya in...

Espoo 5.8.2020- Labo qof ayaa Korona Feyrus ugu geeriyootay dalka Finland, taasoo tirada guud ee cudurka ugu geeriyootay  ka dhigeysa 331 qof, sida ay...

Gaari u kireysnaa Ciidanka Ilaalada Xudduudaha Finland oo ku qarxay Lapland

Walxo qarxa oo lagu xiray gaari kiro ahaa ayaa ku qarxay magaalada Xuduudda ku taalla ee Tornio ee Lapland ee dalkan Finland subaxnimadii Talaadada,...

Magaalada Helsinki oo sheegtay in koox dad ah oo u damaashaad tegay Linnanmäki ay...

Helsinki 3.8.2020- Waxaa soo  baxaya warar sheegaya in koox wada-socotay oo todobaad kahor tegay Linnanmäki ay sababeen halis muuqata oo ay dadkii kale ee...

Baaritaanka Fayruska Korona oo maanta laga billaabayo Garoonka diyaaradaha ee Helsinki-Vantaa

Vantaa 3.8.2020- Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee Helsinki-Vantaaa ayaa waxaa laga billaabo maanta 3.8.2020 ka billaabanaya baaritaanka Korona. Maamulka magaalada Vantaa oo qaabilsan adeeggan...

Haweeneyda Ra’iisal wasaaraha ka ah Finland oo maanta guursatay

Helsinki 2.8.2020- Sanna Marin, ra’iisal wasaaraha Finland ayaa maanta la aqalgashay Markus Räikkönen oo ay muddo 16 sano ah wadajireen. Hambalyada aqalgalka lamaanahan oo...

THL oo ku talajirta ku talinta isticmaalka weji-shareerka ama maaskarada

Helsinki 2.8.2020- Maamulaha qaybta ammaanka caafimaadka ee Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland Mika Salminen oo la hadlayay Yle ayaa sheegay in THL ay ku...

Waxaa maanta si mug leh loogu tukaday salaadda Ciidda inta badan magaalooyinka Finland (Sawiro)

Dad aad u fara badan oo farxad iyo nashaad ka muuqdo ayaa isugu soo baxay goobo ciidda lagu tukanayay oo ku kala yaal magaalooyinka...

Labo kamid ah darawallada tagaasida oo ku dagaalay Maxaddada Elielinaukio iyo mid kamid ah...

Helsinki 30.7.2020- Dagaal gacan-qaad ah oo u dhexeeyay labo darawal oo tagsi waday ayaa ka dhacay boosteejada tagaasida ee ku taal bartamaha Helsinki, gaar...

Wararkii ugu dambeeyay ee Goobaha Salaadda Ciidul Adhxa looga tukanayo magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo...

Helsinki 30.7.2020- Salaadda Ciidda waxaa sannadkan la tukanayaa Jimco 31.7.2020 waxaana lagu tukanayaa:   ESPOO Kylävainiontie 20, 002760 Espoo, Tuomarila Albaabada goobta lagu tukanayo waxaa la furayaa 8:da subaxnimo Salaadda...