Booliska oo ka digay maandooriye cusub oo sababay dhimashada illaa 10 dhalinyaro ah magaalooyinka...
Axad 02.05.2021: Booliska magaalada Turku ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan baaritaanka kiis ku saabsan dhimashada 5 dhalinyaro ah, kuwaasoo sida boolisku sheegeen...
Finland waxaa laga helay maanta 288 qof oo hor leh oo qaba feyruska korona
Sabti 01.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 288 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 195 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 30.04, saacadda 12.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 471 500 (+ 13 600)
Tirada laga helay feyruska
86 808 (+ 195)
Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 195 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Jimco 30.4.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 195 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Nooca cusub ee feyruska korona ee Hindiya oo soo cagadhigtay dalkaan Finland
Sida ay maanta shir jaraa’id ku sheegtay Otto Helve oo ah dhakhtarad sare oo ka tirsan hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga Finland THL, waxaa dalkaan...
Finland waxaa laga helay maanta 208 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Khamiis 29.4.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 208 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 208 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 29.04, saacadda 12.30)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 457 900 (+ 20 700)
Tirada laga helay feyruska
86 613 (+ 208)
Tirada...
Booliska oo nin taksiile ah uga shakisan in uu galay faldembiyeedyo kufsi la xiriira
Helsinki 28.4.2021- War lagu daabacay bogga internetka ee booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in boolisku ay taksiile qiyaastii 40 sano jir ah uga shakisan...
Finland waxaa laga helay maanta 244 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
28.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 244 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada guud...
Finland waxaa laga helay maanta 224 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Finland waxaa laga helay maanta 224 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo 2xaaladood oo dhimasho ah
Talaada 27.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL...









