Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 269 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...
Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 05.05, saacadda 14.00
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 567 000 (+ 13 600)
Tirada laga helay feyruska
87 798 (+ 269)
Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 269 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Arbaca 05.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 269 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Dhallinyarada magaalada oo isu hub uruursanaysa sida ay booliska ku soo wargeliyeen dukaamada magaalada...
Arbaca 05.05.2021. Bilowgii bisha April waxaa booliska magaalada Helsinki la soo xiriirey dukaamo kala duwan oo ku soo wargeliyay booliska, in ay dukaamada yimaadeen...
Finland waxaa laga helay maanta 184 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Talaada 04.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 184 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 117 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Finland waxaa laga helay maanta 117 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo Hal xaalad oo dhimasho ah
Isniin 03.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 117 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaalad...
Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 03.05 saacadda 13.00
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 501 000 (+ 29 500)
Tirada laga helay feyruska
87 345 (+ 537)
· ...
Finland waxaa laga helay maanta 132 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Axad 02.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 132 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Booliska oo ka digay maandooriye cusub oo sababay dhimashada illaa 10 dhalinyaro ah magaalooyinka...
Axad 02.05.2021: Booliska magaalada Turku ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan baaritaanka kiis ku saabsan dhimashada 5 dhalinyaro ah, kuwaasoo sida boolisku sheegeen...
Finland waxaa laga helay maanta 288 qof oo hor leh oo qaba feyruska korona
Sabti 01.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 288 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 195 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 30.04, saacadda 12.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 471 500 (+ 13 600)
Tirada laga helay feyruska
86 808 (+ 195)
Tirada...







