Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 269 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 05.05, saacadda 14.00

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 567 000 (+ 13 600)
Tirada laga helay feyruska 87 798 (+ 269)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 73 (+4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   33 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah   24 (-5)
Tirada dhimashada   918 (+2)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     5 374

Nooca Ingiriiska.             4 521

Nooca Koonfur Afrika.       852

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 764 405 oo qof (05.05).

Xigasho: THL