Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 254 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 07.05, saacadda 13.40

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 615 300 (+ 27 800)
Tirada laga helay feyruska 88 332 (+ 254)

 

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 72 (+4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   33(+1)
Qaybta gargaarka degdegga ah   28 (+1)
Tirada dhimashada   922 (+3)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     5 946

Nooca Ingiriiska.             4 924

Nooca Koonfur Afrika.   1 020

Nooca Baraaziil.                       2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 869 566 oo qof (07.05).

Xigasho: THL