Farriinta Madaxda magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa ee ku aaddan Munaasabadda Ciidul-Fitriga

Warqado ku aaddan munaasabadda Ciidul-Fitriga ay madaxda magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa soo saareen ayeey kula hadleen Jimciyadaha Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalooyinkan...

Espoon, Helsingin ja Vantaan kaupunginjohtajat lähetti kirjeet Suomen Muslimeille koskien Eid-Al-Fitria

Hyvät muslimit, Ramadan kuukausi on tulossa päätökseen ja muslimit odottavat Eid al-fitria. Tiedotamme muslimeille ettemme voi järjestää perinteistä yhteistä rukoushetkeä voimassa olevien koronarajoituksien takia. Kannustamme kaikki...

Finland waxaa laga helay maanta 124 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Talaada 11.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 124 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 124 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 11.05, saacadda 13.40 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 679 100 (+ 35 000) Tirada laga helay feyruska 88 990 (+ 124) Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 143 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 10.05 saacadda 13.10. Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 644 100 (+ 28 000) Tirada laga helay feyruska 88 866 (+ 534) ·      ...

Finland waxaa laga helay maanta 143 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

Isniin 10.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 143 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 162 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Axad 09.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 162 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 229 qof oo uu ku dhacay feyruska korona

Sabti 08.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 229 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 254 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood...

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 07.05, saacadda 13.40 Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 615 300 (+ 27 800) Tirada laga helay feyruska 88 332 (+ 254)   Tirada...

Finland waxaa laga helay maanta 254 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...

JImco 07.05.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 254 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...