Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 280 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 12.05, saacadda 13.20

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 699 800 (+ 20 700)
Tirada laga helay feyruska 89 270 (+ 280)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 66 (+2)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 24(+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah   24 (-2)
Tirada dhimashada   930 (+3)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     6 424

Nooca Ingiriiska.             5 265

Nooca Koonfur Afrika.   1 132

Nooca Baraaziil.                       2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 007 523 oo qof (12.05).

 

Xigasho: THL