Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 124 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 11.05, saacadda 13.40

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 679 100 (+ 35 000)
Tirada laga helay feyruska 88 990 (+ 124)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 64 (-3)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   24(-4)
Qaybta gargaarka degdegga ah   26 (+0)
Tirada dhimashada   927 (+3)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     5 946

Nooca Ingiriiska.             4 924

Nooca Koonfur Afrika.   1 020

Nooca Baraaziil.                       2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 972 784 oo qof (11.05).

 

Xigasho: THL