Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 280 xaaladood oo feyruska ah iyo Hal xaalad oo dhimasho cusub ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 06.05, saacadda 13.30

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 587 500 (+ 20 500)
Tirada laga helay feyruska 88 078 (+ 280)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 68 (-5)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   32 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah   27 (+3)
Tirada dhimashada   919 (+1)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     5 374

Nooca Ingiriiska.             4 521

Nooca Koonfur Afrika.       852

Nooca Baraaziil.                       1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 804 953 oo qof (06.05).

 

Xigasho: THL