Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 224 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 27.04, saacadda 12.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 419 900 (+ 31 200)
Tirada laga helay feyruska
86 161 (+ 224)
Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 133 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Isniin 26.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 133 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 133 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 dhimasho...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 26.4 saacadda 12.20)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 388 700 (+ 30 200)
Tirada laga helay feyruska
85 937 (+ 593)
· ...
Finland waxaa laga helay maanta 197 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Axad 25.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 197 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Finland waxaa laga helay maanta 263 qof oo uu ku dhacay feyruska korona
Sabti 24.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 263 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
WAR CUSUB- Shirkadda diyaaradaha Finland (Finnair) oo war ka soo saartay siyaasaddeeda ku aaddan...
Vantaa 23.4.2021- Finnari ayaa shaaca ka qaadday in dhowaan ay ka oggolaanayso dadka Finland u soo safraya shahaadada tallaalka Koronaha.
Shirkadda diyaaradaha Finnair oo dadka...
Finland waxaa laga helay maanta 267 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Jimco 23.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 267 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 267 xaaladood oo feyruska ah iyo 1 xaalad...
(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 23.04, saacadda 13.00)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona
4 358 500 (+ 20 500)
Tirada laga helay feyruska
85 344 (+ 267)
Tirada...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dilkii ka dhacay bartamaha Helsinki- qof kale...
Helsinki 22.4.2021- Booliska Helsinki ayaa sheegay in uu qabtay qofkii ugu dambeeyay ee kamidka ahaa koox todoba qofood ka koobnaa oo joogay goobta uu...
Finland waxaa laga helay maanta 280 qof oo uu ku dhacay feyruska korona iyo...
Khamiis 22.04.2021. Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga THL ayaa shaaca ka qaadday in maanta laga helay feyruska korona 280 qof oo hor leh dalkaan Finland.Tirada...








